Shir u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir u dhaxeeya Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federal Soomaaliya, Maamul Goboleedyada Dalka ka jira iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkaan waxaa si ramsi ah u furay Wasiirka Maaliyadda  Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, waxa uuna sheegay in shirkaan ay xoogga ku saari doonaan arrimaha mideynta canshuuraha iyo xoojinta wadashaqeynta ka dhexeysa … Continue reading Shir u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)